OJP Logo

Office of Justice Programs

A Division of the Minnesota Department of Public Safety
 

Cawiitan – Somali

Xafiiska Barnaamijka Caddaaladda

Waaxda Ammaanka Guud ee Minnesota

 


 

CAAWI DHIBBANAYAASHA DAMBIYADA

Haddii aad tahay dhibbane dambi, caawinaad ayaa kuu diyaara.

 

MACLUUMAADKA IYO ADEEGYADA DHIBBANAYAASHA DAMBIYADA

 

Wixii xaalad gurmad deg-degga, wac 911

 

Xafiiska Barnaamijka Caddaaladda
 

651-201-7300  | 888-622-8799 (Caawimaadda Lacagta)

800-247-0390  | Macluumaadka iyo u dirista (hawlwadeennadu waxay adeegsadaan turjubaan si loo caawiyo kuwa wax soo waca)
 
United Way 211
Adeegyada macluumaadka iyo tixraaca 24 saacadood
dir telefoonka 211 ama 800-543-7709
 

Khadka Taageerada Dhibbanayaasha Dambiga ee Minnesota

Khadka joogtada ah ee 24-saac ee gobolka oo dhan ee loogu talagalay dhibbaneyaasha dambi ee raadinaya taageero, macluumaad iyo gudbin.

Wac 866-385-2699 ama u tekst garee 612-399-9977. Halkan guji siaad u tagto barta internetka.

 

Khadka Qalalaasaha Minnesota Day One

Khadka joogtada ah ee 24-saac ee gobolka oo dhan ee loogu talagalay dhibbaneyaasha dambiga tacaddiga guriga, weerarka galmada, iyo ka ganacsiga galmada.

Wac 866-223-1111 ama u tekst garee 612-399-9995. Halkan guji si aad utagto barta internetka.


RapeHelpMn.com

Bar internet bixisa macluumaadka loogu talagalay dhibbanayaasha weerarka galmada iyo hagaha barnaamijyada weerarrada galmada. Halkan guji si aad u tagto barta internetka: RapeHelpMn.com

 

BUUGGA BARNAAMIJYADA ADEEGYADA DHIBBANAHA DAMBIGA 

Ka raadso deegaankaada Bixiyaha Adeegga Dhibbanaha.

 

KAALMADA LACAGEED

Dhibbanayaasha dambiyada dagaalka waxay dacwad ka xareysan karaan dacwad ku saabsan magdhowga si loo daboolo kharshyada la xariira dambiga.
 
Lacagaha Gurmadka  oo cadad yar ah waxaa loo qondeeyay dhibbanayaasha dambiyada oo idil si ay u daboosho kharashyada gurmadka ee dambiga la xariira.
 
 

XUQUUQDA DHIBBANAHA DAMBIGA (CRIME VICTIM RIGHTS) 

Dhibbanayaasha Minnesota waxay sharciyan leeyihiin xuquuqda ku saabsan wargalinta, ka qaybgalka, magdhowga iyo ilaalinta.

Dhibbanayaasha dareemaya in xuquuqdoodi lagu xadgudbay ama si xun ay ula dhaqmeen xubin ama qof ka tirsan hannaanka garsoorka dambiyada waxuu la soo xariiri karaa Unugga Garsoorka Dhibbanayaasha (Victim Justice Unit).

 

BUUGAAGTA SHARRAXAYA DHIBBANAHA DAMBIGA (CRIME VICTIM BROCHURES)

 
 

Xuquuqda Dhibbanaha Dembiga

Habka Maxkamadda Kurayada

La-qabsashada Waxa Dulmiga kaa soo Gaara

Qaan-celinta

Warbixinnada Raadka uu Dembiga ku Reebay Dhibbanaha

Aruurinta Qaan-celinta ay Maxkamad Amartay

Tusmooyin ka Hadlaya Maragfurka Maxkamadda Dembiyada

 
 

Adeegga Minnesota VINE (Wargelin & Ogeysiin Laga Heli Karo Xaalad Xirnaansho oo ku Saabsan Qof Danbiile ah)

 
 

FAAFINNADA KALE EE WAXTARKA LEH (AFKA INGRIISIGA)

 

Sidee ku heli karaa nuqul ah warbixintayda boliiska?

Ma ka qaybgali karaa hawl-socodsiinnada maxkamadda?

Kharshka Baarista Faraxumaynta Galmada-Xiriirada Degmada (Sexual Assault Exam Expenses - County Contacts) 

 

ILALAHA GOBOLKA IYO QARANKA (AF INGRIISIGA)

 

Halkan guji (riix) wixii ku saabsan liistada koobaysa ururrada gobol iyo qaran, hay’adaha federaalka iyo macluumaadka guryo-faaruqinta oo loo fidinayo arrimaha ku saabsan dhibbanaha dambiga.

 

XIRIIRADA LA MIDKA AH (RELATED LINKS)

 

Minnesota VINELink

XULASHADA Minnesota (Minnesota CHOICE)

Xeerka Xuquuqda Dhibbanaha Dambiga (Minnesota Crime Victim Bill of Rights)

United Way 211