Skip to main content

Driver's License for All in Somali

Sida Loo Helo Shatiga Darawalnimada

Ilo fa’iidooyin leh

Required documents in Somali

Dukumentiyada loo baahan yahay

Certificate of translation form

Foomka Tarjumaadda Ingiriis

Fees page in Somali

Bogga Lacagaha DVS 

REAL ID required documents in Somali

Shuruudaha Dukumentiyada Aqoonsiga RASMIGA ah (REAL ID)

DL4All fact sheet in Somali

Warqadda xaqiiqooyinka DL4ALL 

Driver's license application

Codsiga Darawalnimada Ingiriis

DL4All questions in Somali

DL4ALL Su’aalo iyo Jawaabo

Driver's manual in Somali

Buugga darawalnimada MN

Practice test in Somali

Imtixaanka Tababarka 

Road test study guide in Somali

Hagaha Imtixaanka Waddada

Dukumentiyadani waa in la soo hordhigaa saldhigga imtixaanka waana inuu ahaa afka Ingiriis oo kaliya.

Translation form in Somali

Foomka Tarjumaadda 

Emergency contact form Somali

Macluumaadka Xiriirka Degdega ah

Ka fogow khiyaanada iyo musuqmaasuqa.

Waxaad kaliya oo aad isticmaashaa saldhigyada imtixaanka rasmiga ah ee Minnesota DVS iyo xafiisyada wakiilada shatiga darawalnimada: Raadi Goobaha Xafiisyada

Waxaad ku kalsoonaataa oo kaliya bogga lacagaha DVS. Bogga Lacagaha DVS. 

Waxaad faallo ka bixin kartaa waayo-aragnimadaada xafiiska adigoo isticmaalaya foomkan

Su’aalo ama walaac? Nala soo adigoo isticmaalaya foomkan.